HomeCaalamkaVilla Somalia oo cadeeynin safarka madaxweynaha ee Imaaraatka Carabta

Villa Somalia oo cadeeynin safarka madaxweynaha ee Imaaraatka Carabta

Muqdisho: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u safray dalka istugga Imaaraatka Carabta, kaddib caasumaad uu ka helay madaxda dalkaasi.

Madaxtooyada Soomaaliya waxa faah faahin ah kama aysan bixin mudada uu qaadan doono iyo ujeedka safarkiisa, iyo waxa uu salka ku hayo.

Dhinaca kale madaxweynaha ayaa inta uu ku sugan yahay dalkaasi, waxa uu kulamo kala duwan la qaadan doonaa madaxda ugu sareeysa waddankaasi, isaga oo kala hadli doona sidii loo sii xoojin lahaa xiriirka labada dowladood.

Sikastaba Dowladda Imaaraatka Carabta, ayaa dhowaan Soomaaliya ka deynta ka cafisay, waxaana Muqdisho iyo Abu Dhabi ay wada gareen heshiisyo muhiim u ah labada dalka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments