HomeCaalamkaRW Xamsa oo gaaray magaalada Laascaanood

RW Xamsa oo gaaray magaalada Laascaanood

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa goordhaw gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Ra’iisul wasaaraha ayaa si weyn waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Laascaanood ugu soo dhoweeyay mas’uuliyiinta kala duwan iyo shacabka fara badan.

Waxaa la filaya in Ra’iisul wasaare Xamsa uu kulan la qaato madaxda iyo Bulshada SSC Khaatumo, waxaana la tilmaamay in kulamada diirada lagu saari doono xiriirka Khaatumo iyo dowladda federaalka Soomaaliya.

Dhinaca kale Ra’iisul wasaaraha ayaa la qorsheynayaa inuu dhagax dhigo mashaaric lagu horruminayo deegaanada maamulkaasi.

Wixii ku soo kordho warkan halkan kala soco.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments