HomeCaalamkaRuushka oo weerar ku qaaday Ukraine dadna ay ku dhinteen

Ruushka oo weerar ku qaaday Ukraine dadna ay ku dhinteen

Ugu yaraan 21 qof ayaa ku dhintay 83 kalena way ku dhaawacmeen, oo ay carruur ku jireen, kadib weerar uu Ruushku ku qaaday Ukraine, sida wasaaradda arrimaha gudaha Ukraine ay sheegtay.

Tirada dhimashada ayay sheegeen inay kordhi karto, iyadoo dadka dhaawacmay ay ku sugnaayeen waddooyinka, gawaaridooda dhexdooda, gaadiidka dadweynaha iyo guryahooda. Weerarka ayaa ka dhacay magaalada Sumy.

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa caalamka ugu baaqay inay falcelin adag ka bixiyaan weerarka Ruushka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments