HomeCaalamkaWasiirka Howlaha Guud oo qaabilay Wafdi ka socday USAID

Wasiirka Howlaha Guud oo qaabilay Wafdi ka socday USAID

Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guryeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali oo ay weheliyeen Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda iyo Agaasimaha Guud ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabbilay wafdi ka socday USAID/TIS3 oo uu hoggaaminayay Madaxa Hay’adda DT Global ee Soomaaliya Iftikhar Ahmad.

Ajandaha kulankaan ayaa ahaa xoojinta xiriirka shaqo ee Hay’adda TIS-3 iyo Wasaaradda howlaha Guud iyo dardargelinta Barnaamijyada xasilinta iyo dib-u-dhiska dalka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments