HomeCaalamkaSoomaaliya oo ka hadashay cunaqabateynta laga qaaday Suuriya

Soomaaliya oo ka hadashay cunaqabateynta laga qaaday Suuriya

Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa soo dhoweeysay cunaqabateynta dhaqaale ee uu Mareykanka ka qaaday dalka Suuriya.

Bayaan kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in go’aankan uu qeyb muhiim ka ah ka qaadanayo dib u heshiinta iyo xaalada gobolka Bariga Dhexe.

Sidoo kale Bayaan ayaa loogu baaqay dalalka Carabta Suuriya iyo kuwa kale in looga baahan yahay  wadajir iyo midnimo si loo gaaro horumar buuxa.

Ugu dambeyn qoraalka ayaa lagu sheegay in Soomaaliya, ay ka shaqeyn doonto walaalnimada iyo ixtiraamka qaranimada dhammaan dalalka xubnaha Jaamacadda Carabta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments