HomeCaalamkaRW Shirdoon Saacid oo la kulmay madaxweyne Xasan Sheekh

RW Shirdoon Saacid oo la kulmay madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa maanta xarunta madaxtooyada Soomaaliya ku qaabilay  Cabdi faarax Shirdoon oo Ra’iisul wasaare soo noqday muddaadii u dhaxeeysay 2012 ilaa 2013.

Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka wada hadlay xaaladda dalka iyo xoojinta dowlad-dhiska Soomaaliya.

Sidoo kale waxa ay isla qaateen muhiimadda dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab  iyo garab istaagga ciidamada Qalabka Sida ee naftooda u huraya shacabka Soomaaliyeed.

Cabdi Faarax Shirdoon ayaa dalka ku soo laabtay todobaadkii hore, waxaan uu durbo ku dhawaaqay inuu yahay musharax u taahay xilka madaxweynaha Soomaaliya May 2026, isaga sidoo kale shaaciyay xisbi siyaasadeed uu hoggaamiye ka yahay asiga.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments