HomeCaalamkamuxuu ku saabsanaa kulanka dhex maray wasiirka arrimaha dibadda ee XFS iyo...

muxuu ku saabsanaa kulanka dhex maray wasiirka arrimaha dibadda ee XFS iyo safiirka Talyaaniga ?

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Arbaco ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda Talyaaniga u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Pier Mario Daccò Coppi.

Labada mas’uul ayaa kawada hadlay  siyaabaha kor loogu qaadi karo xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya labada dal  iyo sidii loo ballaarin lahaa hababka iskaashi ee danta labada dhinac ku suntan.

Kulanka ayaa lagu fallanqeeyay u sal-dhigidda iskaashiga labo geesoodka oo dhinac weliba leh, laguna iftiimiyay ka go’naanshaha labada dal ee xoojinta wax-wadaagga iyo soo banbixinta fursadaha ballaaran ee iskaashi wadaagga leh.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments