HomeCaalamkaMadaxweyne Xasan sheekh oo ugu baaqay Ganacsatada in ay bixiyaan Canshuurta

Madaxweyne Xasan sheekh oo ugu baaqay Ganacsatada in ay bixiyaan Canshuurta

MW Xasan Sh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shirweynaha Bankiyadda Soomaaliyeed,

Madaxweynaha oo madasha ka jeediyey khudbad dhinacyo badan taabanaysa ayaa Ganacsatadda ugu baaqay in ay bixiyaan Cashuurta ku waajibtay” ogow adeege ayaad tahay cashuurta iibka waxa laga rabaa waa qofka Soomaaliyeed ee wax gadanaya ha isku dayin in khiyaanto waa dambi” ayuu yiri Madaxweyne Xasan sheekh.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale uga mahadceliyey Bankiyadda iyo Shirkadaha Isgaarsiinta bixinta Cashuuraha oo ay door muhiim ah ka qaateen,Madaxweynaha ayaa ku baaqay in ganacsatada kalena ku daydaan oo fududeeye u noqdaan Cashuur bixiyeyaasha.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments