HomeCaalamkaLiiska Xildhibaanada golaha wakiillada maamulka Waqooyi Bari oo la shaaciyay

Liiska Xildhibaanada golaha wakiillada maamulka Waqooyi Bari oo la shaaciyay

Waxaa saakay lagu dhawaaqay liiska Xildhibaanada golaha wakiilada maamulka Waqooyi Bari ee Soomaaliya, oo maalmihii lasoo dhaafay xulistiisa ku howlanayeen guddiga loo xilsaaray.

Liiskan oo ka kooban 83 mudane oo loo qeybiyay beelaha degga gobollada maamulkaasi ka taliyo, ayaa waxaa kamid noqday 4 haween ah iyo 79 rag ah.

Sida ku cad liiska Xildhibaanada cusub ayaa 37 kamid ah waxaa laga soo xulay gobolka Sanaag, halka gobolka Sool laga keenay 30 mdane, halka 16 kalana laga keenay goboka Togdheer.

Hoos ka akhriso magacayada Xildhibaanada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments