HomeCaalamkadhimasho ka dhalatay weerarkii Iran ay ku qaaday Yahuuda

dhimasho ka dhalatay weerarkii Iran ay ku qaaday Yahuuda

Hal qof ayaa ku dilay weerarkii aargoosiga ahaa ee Iran sida laga soo xigtay warbaahinta Maraykanka.

Haweenay ayaa geeriyootay, afartan kalana waa ay ku dhaawacmeen gudaha Israa’iil, sida safiirka Israa’iil ee Maraykanku u sheegay CNN.

Dhimashada waxaa sidoo kale warisay New York Times, oo soo xigatay afahayenka booliska Israa’iil kaas oo sheegay in haweeneyda la dilay ay ku geeriyootay goobta uu shilku ka dhacay oo ku taalla xaafad ku dhow magaalada Tel Aviv, kaddib markii gantaal ay Iiraan ku garaacday deegaankaas habeenkii Jimcaha.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments