HomeCaalamkaCiidanka Jubbaland oo ka hortagay weerar ay soo qaadeen Shabaab

Ciidanka Jubbaland oo ka hortagay weerar ay soo qaadeen Shabaab

Wararka ka imaanaya deegaanka Diif ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Jubbaland ay guul ka gaareen dagaal ay la galeen kooxda Shabaab, kadib markii ay fashiliyeen weerar ay kusoo qaadeen deegaanka.

Ilo xogogaal ah ayaa xaqiijiyay in ciidamada Jubbaland oo horay u hayay xogta weerarka ay dagaalyahannada Shabaab kaga hortageen banaanka magaalada, taas oo keentay in kooxdu jab xoogan kala kulanto dagaalka.

Jubbaland ayaa xiligan waxaa ka soconaya guluf dagaal oo Al-shabaab, looga saarayo deegaanada ay gobolka Jubbada Hoose kaga sugan yihiin, waxaana howlgalladaasi hoggaaminaya saraakiil katirsan Danab iyo daraawishta Maamulka Jubbaland.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments