HomeCaalamkaMadaafiic saakay lagu garaacay qeybo kamid ah degmada Wadajir

Madaafiic saakay lagu garaacay qeybo kamid ah degmada Wadajir

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro hoobiyeyaal ah oo saakay lagu garaacay  Waaxda Xalane ee degmada Wadajir ee magaalada  Muqdisho.

 Goob joogayaal ayaa sheegay in ay maqlayeen jugta afar hoobiye oo qaarkood ay ku dhaceen xeyndaabka Xalane, balse aysan ogeyn khasaaraha ay geysteen.

Sidoo kale warar kala ayaa sheegaya in qaar kamid ah hoobiyeyaasha inay ku dhaceen guryo ay  dad rayid ah ay deggan yihiin.

Weli laamaha amniga ee dowladda Soomaaliya, wax faah faahin ah kama aysan bixin khasaaraha dhabta ay ee ay hoobiyeyaasha saakay ay geysteen.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments