HomeCaalamkaRW Xamsa oo dhagax dhigay mashruuca dhismaha garoonka diyaaradaha ee Laascaanood

RW Xamsa oo dhagax dhigay mashruuca dhismaha garoonka diyaaradaha ee Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo uu wehliyo hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdulqaadir Aw-Cali (Firdhiye) ayaa dhagax dhigay mashaariic horumarineed oo laga hirgalinayo gobolka Sool.

Mashaariicda uu ra’iisul wasaaraha dhagax dhigay, waxaa ka mid ah dhismaha Garoonka diyaaradaha magaalada Laascaanood iyo mashruuc koronto lagu galinayo 45 xarumood.

Sidoo kale xarumahan ayaa isugu jira xarumo waxbarasho iyo kuwo caafimaad kuwaas oo bulshada deegaanku ay baahi weyn u qabeen.

Ra’iisul wasaare Xamsa ayaa intaa uu ku sugnaa magaalada Laascaanood, waxa uu dhagax dhigay mashaariic lagu horumarinayo deegaanada maamulka SSC-Khaatumo.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments